Barnaamij Looga hadlayay Soomaalida Dalka Gariiga Oo Laqabtay

DADKA DAAWADAY :::::::::227Barnaamijkaan waxaa looga hadlayay dhibaatadda Heysata Soomaalida ku nool wadanka Gariiga waxaan Ka qeyb galayay Gudoomiyihii Hore Ee Jaaliyadda Soomaalida Gariiga Ilyaas Cali iyo Suxufiyiin kale wariye Maxamed Xaaji Xuseen ayaa wada barnaamijka Daawashowacan

Read more »

Barnaamij LIVE ah oo ay isugu yimaadeen shaqaalihii iyo Maamulkii Hornafrik oo laqabtay

DADKA DAAWADAY :::::::::253Markii ugu horeysay ayaa waxaa qadka internetka isuguyimid oo isku wareysaty in kabadan Toban suxufi oo katirsanaa iyo mid kamid ah milkiilayaashii idaacadda horafrik. wariyayaashaan oo kala joogay meelo kala duwan ayaa waxaa ay ka sheekeysteen waxyaabihii ay isla soomareen waxaana ay kala ahaayeen Faarax Rooble Farax beerreey.. UK Axmed Jaakat………. Turkiga Sunni Siciid……………Norwey Jabriil Cabdulle………Sweden Fardowso  Cabdulle…..Holland Xasan xuseen…………Turkiga Cabdullahi Jamac….  Holland Maxamed Mascuud….Nairobi Shaadiya Muxumud  iyo Maxamed Siidii   …………oo barnaamijka Daadihinayay ….Sweden Waxaa sidoo kale [...]

Read more »

Wariye Mahad Istiila oo Barnaamiij Ka diyaariyay Nolosha iyo Ganacsiga Koonfur Afrika

DADKA DAAWADAY :::::::::180Wariye Mahad Istiila oo Barnaamiij Ka diyaariyay Nolosha iyo Ganacsiga Koonfur Afrika Nagula xiriir Barnaamijyo live ahna halkaan kadaawo  ifiyemedia@yahoo.com

Read more »

Daww Barnaamij ay si TOOS ah uga qeyb qaadanayeen Wariyayaal kala jooga Aduunka

DADKA DAAWADAY :::::::::187Markii ugu horeeysay ayaa waxaa hawada si toos ah isugu wareysatay Dhowr wariye oo kal jooga Qaaradaha caalamka iyagoo si maqal iyo muuqal ah u wadda sheekaysanayay. Mowduuca ay ka hadlayeen ayaa wuxuu kusaabsanaa sida soomaalidu uga faaideysankarto barnaamijka GOOGLE PLUS oo si toos ah looguwada xiriiri karo. Waxaa barnaamijka Ka qeyb galayay Lix wariye oo kala jooga Afrika yurub iyo amerika waxay na kala ahayeen Maxameed siidii oo barnaamijka sooqaban qaabiyay Suni siciid saalax Maxamed Cadu Salaad [...]

Read more »

Booqashaddii Wariye Mahad Istiila ee Magaalo Dalxiiseedka Suncity ee Koonfur Afrika.

DADKA DAAWADAY :::::::::234Wariye Mahad Maxamed Sheekh Mahad Istiila iyo Koox ka tirsan Ardayda ay College ka sla dhigtaan ayaa safar gaaban oo dalxiis ah ugu an ba baxay magaaladda SUN CITY ee Dalka Koonfur Afrika halkaasi oo ah meel loo dalxiistago. Wariye Mahad ayaa Safarkoodii ka sameeyay Warbixin kooban oo Af Ingiriisi ah .

Read more »

Casharka LABAAD ee Tafsiirka Quraanka Kariimka, Fadiilatu Sheekh Bashiir Ammaan -DAAWO

DADKA DAAWADAY :::::::::233Waxaan Idiin Soogudbindoonaa Casharo Taxane ah oo TAFSIIR-ka Quraanka ah waxaana Inooga Faaideeyndoona Ajar iyo Xasanaad alla ha kasiiyee Fadiilatu Sheekh Bashiir Ammaan. Casharka LABAAD… Wixii Talo ama Tusaale aha Noogu Soohagaaji Emailka ah ifiyemedia1@gmail.com Ama Wariyaha.com@gmail.com   CUDURDAAR Waxaan Ka cudur daarneynaa Mudaddii uu Cahsirkaan Hawadda Kamaqnaa oo ahaa cilad Kutimid Videoga intii horay u daawatay iyo ita aan wali daawan cashirkaan labaad.

Read more »

Barnaamijka Caafiimaadka iyo Wariye Suleekha Cabdulaahi

DADKA DAAWADAY :::::::::210Waa barnaamij kusaabsan caafimaadka oo ka baxay TVga somalisat iyo wariye Suleekha Cabdulaahi

Read more »

Casharka KOOBAAD ee Tafsiirka Quraanka Kariimka, Fadiilatu Sheekh Bashiir Ammaan -DAAWO

DADKA DAAWADAY :::::::::358Waxaan Idiin Soogudbindoonaa Casharo Taxane ah oo TAFSIIR-ka Quraanka ah waxaana Inooga Faaideeyndoona Ajar iyo Xasanaad alla ha kasiiyee Fadiilatu Sheekh Bashiir Ammaan. Casharka KOOBAAD… Wixii Talo ama Tusaale aha Noogu Soohagaaji Emailka ah ifiyemedia1@gmail.com Ama Wariyaha.com@gmail.com

Read more »

Wariye Cabdi Risaaq Kambaala oo soobandhigay Magacyadda Kuwa Dilla Wariyayaasha,DAAWO

DADKA DAAWADAY :::::::::737Wariye Cabdi Risaaq Kambaala oo kamid ahaa wariyayaashii ka howlgali jiray Magaaladda Muqdisho haddana ku sugan dalka dibaddiisa ayaa kashifay Magacyadda dadka Kadanbeeya Dilaalka Suxufiyiinta Soomaaliya kuwaasi oo Qaarkamid ah ay ahaayeen Saaxiibo ay isku dhawayihiin

Read more »

Wariyayaasha Soomaaliyeed ee UK oo Kahadlay Dilka Wariyayaasha

DADKA DAAWADAY :::::::::554Xaflad Tacsiyeeyn ah oo ay isugu yimaadeen wariyayaasha Soomaaliyeed ee Ku nool Dalka Ingriiska ayaa lagu qabtay Magaaladda London ee Dalkaasi

Read more »

Somaliya waji cusub ayeey gashay waxaanu sugnaa waa nabad!!!!!

DADKA DAAWADAY :::::::::629 SOOMAALIYA WAXEEY SOOMARTAY MAR XALADA KALA DUWAN ILAA  SANADKII 1990KII KADIB WAXII KA DANBEYAY WAXAA LA waday DADALO IYO ISBEDEL LAGU SOO DOORANAAYO MADAXWEYNE HANANA KARO AMA HOGAAMIN KARO DALKA SOMALIYA KADIB DAGAALKII EHELIGA AHAA EE KA DHACAY DALKA SOOMALIYA EE LAGU BURBURIYAYA AMA LAGU TUURAY DOOWLADII MAHAMED SIYAAD BARE WAXAA LEESKU DAYAY DADAALO DHEERAAD AH SI LOO SOO CELIYO SHARAFTII IYO KARAAMADII dadka iyo dalka somaliya EE LUNTAY TAASOO GEED DHEER IYO MID GAABAN LOO KORAY. WAXAA [...]

Read more »

DHAQANKA SOOMAALIDA: Sidee Reer miyi’gu Dagaan Maxayse kuxushaan dhulka aydagayaan? DAAWO

DADKA DAAWADAY :::::::::756Soomaalida oo ah dad reer guuraa ah ayaa waxaa sanadkiiba ay u hayaamaan dhulka Nacfiga leh marka ay kunoolyihiin Baadiyaha waxaa jira qabab lagu xusho dhulka ladagaayo kuwaasi oo aysan dadbadan oo magaalooyinka ku noolo aqoon. Waxaan idiin soogudbindoonaa barnaamijkyo dhowr ah oo ka hadlayaa dhaqanka soomaalida gaar ahaan miyiga oo aan waxbadan kabaran doono . Barnaamijkaani wuxuu ka hadlayaa arimahaasi waxaana noosoodiyaariayay C/raxmaan Ibaraahim oo kunool Magaaladda Medicine Hat Canada hadaba wixii talo ama tusaaleyn ah noogu [...]

Read more »

Maxaa ka qaldan Saxaafadda Soomaalida? W/Q: Faarax Beerreey.

DADKA DAAWADAY :::::::::473Soomaalida oo lagu sheego inay tahay bulsho hadal oo aad u jecel in ay mar walba la ocdaan wararka kala duwan ee dalka gaar ahaan dhinacyada siyaasada iyo ammaanka, ayaa inta badan waxa ay ku tiirsan yihiin in wararka ka helaan idaacadaha, Telefishinnada, iyo website-yo aad fara badan, kuwaas oo intooda badan tifaftirkoodu aanu gaarsiisneen kuwo war gal ah amaba ku xad gudba anshaxa saxaafadda, laakiin is leh waxaad soo bandhigtay war. Waxa ugu dambeeyay oo aan la [...]

Read more »

DAAHIR CALASOOW” Waxaa Madaxweynaha Soomaaliya Ku guuleysankara Afar Ruux”

DADKA DAAWADAY :::::::::774Wariye Daahir Calasow Oo ah wariye Wax baara ayaa Saadaaliayay Shaqsiyaadka Kusoobixi kara xilka Madaxweyne Nimadda Soomaaliya ee Dhawaan la filayo. Wariye Daahir Calasow oo ah Milkiilaha Website-ka Caanka ah ee Waagacusub ayaa dhowr Baaritaano ooo hadda kahor uu ku sooobandhigay websitekiisa waxaa ay noqdeen Kuwo sidii uu u sheegay u dhacay, Sidaa daraadeed ayaa waxaa la xidhiihdiay Website-ka Ifiyemedia oo waydiiyay Dadka u umalaynayo in ay kusoobaxaan Doorashadaasi iyadoo la arkidoono in shalaah.

Read more »

Fanaan Farxaan Maxamed Xaaji oo Soo saaray hees cusub. UUR JACEYL GALAA AAAA MADAAYEE!

DADKA DAAWADAY :::::::::731UUR JACEYL GALAA AAA MADAAAYEE MAXAAD ISKU KEENBARTEE IIGAGA BAXDEE IGU ILAAWDAY Waaa ereyo Kamid ah Heesta Cusub ee Axdi ee uu nairbi ku soosaaray Fanaanka Farxaan Maxamed Xaaji …. Heetaan oo Ereyadda uu sameeyay Bashiir Ibaraahim Cabdi laxankana Uu kuladhay Isla Fanaanka Farxaan .

Read more »

Si soomaalinimo ah Ugu codee walaalkaa C/caziiz Maaxaay oo u buuxi Formka CNN-Heroes ee Sanadka?

DADKA DAAWADAY :::::::::665Soomaalidda intooda Badan Ma mooga Wax qabadka Walaalkeen C/caziiz Maaxaay oo hey’addiisu ay dadka xanuunsan ka sooqaado Wadanka Soomaaliya Caafiimaad ahaana U keenta Waddamo Dibadda ah , Haddaba Sanadkasta TV-ga CNN ee Laga leeyahay Wadanka Mareynkanka Wuxuu qabataa Barnaamij Layiraahdo CNN heroes oo lagu xulo dadka Xaga biniaadamnimadda Wax tara dadka ay la noolyihiin. Bahdda Ifiye Media Markii ay aqriyeen Taariiqda Dhowr ruux oo hadda Sawiradoodu ku jiraan Barnaamijkaasi ayaa waxaa qofkastaaba uu dareemi karaa in waxyaabaha ay [...]

Read more »

Alla ha u naxariistee Abwaan /Fanaan Maxamuud Goox Qarboosh oo Lagu aasay Nairobi.

DADKA DAAWADAY :::::::::491Fanaan Maxamuud Goox Qarboosh oo Katirsanaa Fannaaniinta Soomaaliya ayaa lagu aasay Magaaladda Nairobi kadib markii uu xalay ku geeriyooday Cusbitaal ku yaala Magaaladdaasi. TV-ga Royal wariyihiisa Magaaladda Nairobi ayaa warbixintaan kasameeyay Aaskii Fanaanka .

Read more »

Soomaalidda Mareynkanka oo Laga Codsaday In ay gacan ka geystaan Sidii Kooxda Waayaha cusub Mareykanka Loo Keeni lahaa….

DADKA DAAWADAY :::::::::711Waxaa Xaflad Soodhaweyn ah Baalmarina lagu gudoonsiiyay Loogu qabtay Minnesota Gudoomiyaha Waayaha Cusub Shiine Akhiyaar oo Booqasho Kujooga Dalka Mareynkanka. Fanaaniinta ayaa halkaasi ka sheegay in ay wadaan qorshe Mareynkanka lagu keenayo Kooxda waayaha cusub ..

Read more »

Dhawan Lasoco Dhibaatooyinkii Soomaalida Gariiga,, Barnaamij aan Horay loobaahin …

DADKA DAAWADAY :::::::::587Dhawaan in shalaah Ifiye Media wuxuu idin soo gudbindoonaa Barnaamij dheer oo ka hadlaya Soomaalida Gariiga doorashadii jaaliyadda Soomaalida ee halkaasi joogta iyo arimo badan oo aan horay loobaahin …wixii talo ah noogu soodir emailka ah ifiyemedia1gmail.com

Read more »

  • Barnaamij Looga hadlayay Soomaalida Dalka Gariiga Oo Laqabtay

    Barnaamij Looga hadlayay Soomaalida Dalka Gariiga Oo Laqabtay

    DADKA DAAWADAY :::::::::227Barnaamijkaan waxaa looga hadlayay dhibaatadda Heysata Soomaalida ku nool wadanka Gariiga waxaan Ka qeyb galayay Gudoomiyihii Hore Ee Jaaliyadda Soomaalida Gariiga Ilyaas Cali iyo Suxufiyiin kale wariye Maxamed Xaaji Xuseen ayaa wada barnaamijka Daawashowacan

    Continue reading »

  • Wariye Cabdi Risaaq Kambaala oo soobandhigay Magacyadda Kuwa Dilla Wariyayaasha,DAAWO

    Wariye Cabdi Risaaq Kambaala oo soobandhigay Magacyadda Kuwa Dilla Wariyayaasha,DAAWO

    DADKA DAAWADAY :::::::::737Wariye Cabdi Risaaq Kambaala oo kamid ahaa wariyayaashii ka howlgali jiray Magaaladda Muqdisho haddana ku sugan dalka dibaddiisa ayaa kashifay Magacyadda dadka Kadanbeeya Dilaalka Suxufiyiinta Soomaaliya kuwaasi oo Qaarkamid ah ay ahaayeen Saaxiibo ay isku dhawayihiin

    Continue reading »

  • Si soomaalinimo ah Ugu codee walaalkaa C/caziiz Maaxaay oo u buuxi Formka CNN-Heroes ee Sanadka?

    Si soomaalinimo ah Ugu codee walaalkaa C/caziiz Maaxaay oo u buuxi Formka CNN-Heroes ee Sanadka?

    DADKA DAAWADAY :::::::::665Soomaalidda intooda Badan Ma mooga Wax qabadka Walaalkeen C/caziiz Maaxaay oo hey’addiisu ay dadka xanuunsan ka sooqaado Wadanka Soomaaliya Caafiimaad ahaana U keenta Waddamo Dibadda ah , Haddaba Sanadkasta TV-ga CNN ee Laga leeyahay Wadanka Mareynkanka Wuxuu qabataa Barnaamij Layiraahdo CNN heroes oo lagu xulo dadka Xaga biniaadamnimadda Wax tara dadka ay la noolyihiin. Bahdda Ifiye Media Markii ay aqriyeen Taariiqda Dhowr ruux oo hadda Sawiradoodu ku jiraan Barnaamijkaasi ayaa waxaa qofkastaaba uu dareemi karaa in waxyaabaha ay [...]

    Continue reading »

  •  
 
MUUQALADA U DANBEYA

  • TOOS U DAAWO XAFALAD LAGU TAAGEERAYO MADAXWEYNAHA CUSUB OO HADDA KA SOCOTA Minnesota.

    DADKA DAAWADAY :::::::::629

    Continue reading »

  • Somaliya waji cusub ayeey gashay waxaanu sugnaa waa nabad!!!!!

    Somaliya waji cusub ayeey gashay waxaanu sugnaa waa nabad!!!!!

    DADKA DAAWADAY :::::::::629 SOOMAALIYA WAXEEY SOOMARTAY MAR XALADA KALA DUWAN ILAA  SANADKII 1990KII KADIB WAXII KA DANBEYAY WAXAA LA waday DADALO IYO ISBEDEL LAGU SOO DOORANAAYO MADAXWEYNE HANANA KARO AMA HOGAAMIN KARO DALKA SOMALIYA KADIB DAGAALKII EHELIGA AHAA EE KA DHACAY DALKA SOOMALIYA EE LAGU BURBURIYAYA AMA LAGU TUURAY DOOWLADII MAHAMED SIYAAD BARE WAXAA LEESKU DAYAY DADAALO DHEERAAD AH SI LOO SOO CELIYO SHARAFTII IYO KARAAMADII dadka iyo dalka somaliya EE LUNTAY TAASOO GEED DHEER IYO MID GAABAN LOO KORAY. WAXAA [...]

    Continue reading »

  • DHAQANKA SOOMAALIDA: Sidee Reer miyi’gu Dagaan Maxayse kuxushaan dhulka aydagayaan? DAAWO

    DHAQANKA SOOMAALIDA: Sidee Reer miyi’gu Dagaan Maxayse kuxushaan dhulka aydagayaan? DAAWO

    DADKA DAAWADAY :::::::::756Soomaalida oo ah dad reer guuraa ah ayaa waxaa sanadkiiba ay u hayaamaan dhulka Nacfiga leh marka ay kunoolyihiin Baadiyaha waxaa jira qabab lagu xusho dhulka ladagaayo kuwaasi oo aysan dadbadan oo magaalooyinka ku noolo aqoon. Waxaan idiin soogudbindoonaa barnaamijkyo dhowr ah oo ka hadlayaa dhaqanka soomaalida gaar ahaan miyiga oo aan waxbadan kabaran doono . Barnaamijkaani wuxuu ka hadlayaa arimahaasi waxaana noosoodiyaariayay C/raxmaan Ibaraahim oo kunool Magaaladda Medicine Hat Canada hadaba wixii talo ama tusaaleyn ah noogu [...]

    Continue reading »

  •  
  • Maxaa ka qaldan Saxaafadda Soomaalida? W/Q: Faarax Beerreey.

    Maxaa ka qaldan Saxaafadda Soomaalida? W/Q: Faarax Beerreey.

    DADKA DAAWADAY :::::::::473Soomaalida oo lagu sheego inay tahay bulsho hadal oo aad u jecel in ay mar walba la ocdaan wararka kala duwan ee dalka gaar ahaan dhinacyada siyaasada iyo ammaanka, ayaa inta badan waxa ay ku tiirsan yihiin in wararka ka helaan idaacadaha, Telefishinnada, iyo website-yo aad fara badan, kuwaas oo intooda badan tifaftirkoodu aanu gaarsiisneen kuwo war gal ah amaba ku xad gudba anshaxa saxaafadda, laakiin is leh waxaad soo bandhigtay war. Waxa ugu dambeeyay oo aan la [...]

    Continue reading »

  • SHIINE AQIYAAR oo wreysi siiyay IFIYE MEDIA.

    SHIINE AQIYAAR oo wreysi siiyay IFIYE MEDIA.

    DADKA DAAWADAY :::::::::566Shiine Aqiyaar oo ah Gudoomiyaha Kooxda waayaha cusub ayaa isagoo jooga Dalka Mareynka Wareysi siiyay IFIYE MEIDA HALKAAN KADHEGSYO[Audio clip: view full post to listen]

    Continue reading »

  • DAAHIR CALASOOW” Waxaa Madaxweynaha Soomaaliya Ku guuleysankara Afar Ruux”

    DADKA DAAWADAY :::::::::774Wariye Daahir Calasow Oo ah wariye Wax baara ayaa Saadaaliayay Shaqsiyaadka Kusoobixi kara xilka Madaxweyne Nimadda Soomaaliya ee Dhawaan la filayo. Wariye Daahir Calasow oo ah Milkiilaha Website-ka Caanka ah ee Waagacusub ayaa dhowr Baaritaano ooo hadda kahor uu ku sooobandhigay websitekiisa waxaa ay noqdeen Kuwo sidii uu u sheegay u dhacay, Sidaa daraadeed ayaa waxaa la xidhiihdiay Website-ka Ifiyemedia oo waydiiyay Dadka u umalaynayo in ay kusoobaxaan Doorashadaasi iyadoo la arkidoono in shalaah.

    Continue reading »

  •  
  • G/WAAYAHA CUSUB, Shiine Akhiyaar: “BIRI AYAAN KULAABANAYAA NAIROBI WAXKASTAANA SI FIICAN AYEEY NOOGU DHACEEN”

    G/WAAYAHA CUSUB, Shiine Akhiyaar: “BIRI AYAAN KULAABANAYAA NAIROBI WAXKASTAANA SI FIICAN AYEEY NOOGU DHACEEN”

    DADKA DAAWADAY :::::::::1244Gudoomiyaha Kooxda Caan ah ee Wariyaha Cusub Shiine Akhiyaar oo Maalmahaanba Socodaal Shaqo Ku joogay Wadanka Mareykanka ayaa Sheegay  in biri haddii alle Idmo uu dib ugu laabandoono Xarunta Kooxda Waayaha Cusub oo ah Magaaladda Nairobi Ee dalka Kenya. Abwaan Shiine oo Socdaalkiisa Mareynkanka oo ahaa mid laga soo dhex xulay Fanaaniin waaweeyn oo Afrikaan ah ayaa waxaa markii uu soo dhameystay U jeedaddii  uu u yimid Wadanka Mareynkanka waxaa uu kulamo laqaatay Dadweynaha Soomaaliyeed ee Ku dhaqan [...]

    Continue reading »

  • Fanaanka Cawaale Aadan Oo Soo saaray Hees Muuqaal ah oo Cusub HIDIIYOO

    DADKA DAAWADAY :::::::::753Fanaan Cawaale Aadan ayaa Soo saaray Dhowr heesood oo Muuqaal ah Kuwaasi oo intii daawatay ay aad uga heleen Dhawaan ayaan idin soo gudbinynaa heesaha kale

    Continue reading »

  • Fanaan Farxaan Maxamed Xaaji oo Soo saaray hees cusub. UUR JACEYL GALAA AAAA MADAAYEE!