Alla ha u naxariistee Abwaan /Fanaan Maxamuud Goox Qarboosh oo Lagu aasay Nairobi.
DADKA DAAWADAY :::::::::482Fanaan Maxamuud Goox Qarboosh oo Katirsanaa Fannaaniinta Soomaaliya ayaa lagu aasay Magaaladda Nairobi kadib markii uu xalay ku geeriyooday Cusbitaal ku yaala Magaaladdaasi. TV-ga Royal wariyihiisa Magaaladda Nairobi ayaa warbixintaan kasameeyay Aaskii Fanaanka .

